SNAICHoggaanka
Dr. Mohamed Adam Isak, PhD
Agaasimaha SNAIC
Hoggaanka SNAIC wuxuu hagaa istaraatiijiyadda xarunta, iskaashiga Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo la-hawlgalayaasha qaranka iyo caalamka, si AI-gu ugu adeego dadka Soomaaliyeed.
- Hoggaan
- Iskaashi SNU
- AI mas'uul ah









