Ku bood nuxurka
Muqdisho, SoomaaliyaEnglish
SNAICXARUNTA GARAAD GACMEEDKA UMADA SOMALIYEED

Products

AI ay Soomaali sameeyeen

Alaabooyinka iyo mashaariicda AI ee ay dhiseen SNAIC iyo ardayda SNU AI Talent: xalal dhab ah oo u adeega caafimaadka, luqadda, beeraha iyo bulshada.

Ma leedahay fikrad AI ah?

Ku biir SNU AI Talent ama AI Academy oo dhis product-kaaga xiga adigoo taageero ka helaya SNAIC.

Ku biir AI Academy