Waa maxay AI? Hordhac fudud
Qaybta ugu horreysa: AI iyo sida uu u saameynayo nolosheenna maalinlaha ah.
SNAIC Insights
Tababarro toos ah oo online ah iyo podcast ay bixiyaan khubarada AI-ga, bilaash ah oo qof walba u furan.
Podcast
SNAIC Podcast
Podcast Af-Soomaali ah oo toddobaadkiiba laba jeer ka hadla AI, sheekooyinka hal-abuurayaasha Soomaaliyeed iyo tiknoolajiyadda cusub.
Qaybta ugu horreysa: AI iyo sida uu u saameynayo nolosheenna maalinlaha ah.
Sababta ay muhiim u tahay in AI-gu fahmo Af-Soomaaliga, iyo caqabadaha jira.
Wadahadal lala yeeshay dhallinyaro ku dhisaya xalal AI ah gudaha dalka.
Sida xogta iyo AI ay u caawin karaan beeraleyda iyo xoolo-dhaqatada.
Is-diiwaangeli oo hel ogeysiis marka live cusub ama podcast la sii daayo.

Waxaa bixinaya
Eng. Mohamud Osman
Aasaasaha Dugsiiye
Sidee ayaad uga gudbi kartaa barnaamij-qoris (coding) una noqon kartaa AI Engineer? Tababar toos ah oo online ah, Af-Soomaali.
Linkiga Zoom-ka waxaa lagu wadaagaa WhatsApp group-ka.